![]() |
Salmon fish |
Waxaan halkaan kaga hadli doonna nafaqada ugu muhiimsan ee caafimadka maskaxda
Nafaqada ugu mihiimsan ee sara u qaada cafimaadka maskaxda waa nooc ka mid ah kaluunka kaas oo loo gaqaano (salmanfish)
Kaluunkaan waxaa ka buuxa nafaqo aad u badan kuwaas oo saro u qaado cafimadka maskaxda tusaala ahaan kaluunkaan waxaa ka buuxa saliida muhiimka ah ee loo yaqaano omg3.
Omg3 waa mid ka mid ah saliidaha sameeya unugyada maskaxda omg3 waxey door muhiim ah ka ciyaartaa in lasameeyo unugyada maskaxda
Sidokle maadadan loo yaqaano omg3 wexey door muhiim ah ka ciyaarta in unugyada neerfayaasha jir loo sameeyo dahaar kaas oo lo yaqaano selmenbrein
Omg3 waxey sameysaaa dahaarka kore ee nervayaasha oo wuxuu aad ugu fiicanyahy cafimadka maskaxda
Sidokle kaluunkan wuxuu yareeyaa caabuqyada ku dhaca maskaxda wuxuu hoos u dhigaa insulin resistance hadii insulin resistance hoos loo dhigana waxaa yaraan doona caabuqyada ku dhaca unug yada maskaxda.ne
Kaluukan loo yaqaano salmon fish waa cunno wanaagsan wuxuunna kamid yahay connoyinka loo yaqaano (keto foods) keto foods waa cunno wanaagsan hadii aad maqasho keto foods waa cunno ay ku yartahy carbonhydrete sidokle waxaa ku badan omg3 iyo protin
Kaluunka salmon waxa uu ka mid yahy keto foods cunniyinka keto foods mexey maskaxda u taraan wexey sare u qaadaan xasuusta maskaxda wuxuuna yareeyaa caabuqa ku dhaca maskaxda sidokle waxa uu dayactiraa unugyada nervayasha jirka
Kaluunka salmon waxaa ku badan maadada loo yaqaano antiocsident waana maada jirka ka nadiifisa wasaqda wexeyna badisaa qulqulka dhiiga jirka waana maado muhiim ah waxaana laga helaa salmon
Ugu dambeen kaluunka salmon waxaa ku jiraa dhamaan nuucyada vitaminB vitaminB waxa uu sare u qaadaa cafimadka maskaxda iyo nervayasha.
Thank you for reading😘
0 Comments